so.wikipedia.org

Abuja - Wikipedia

  • ️Sun Dec 04 2011

Abuja

Abuja is located in Nigeria

Abuja

Abuja

Location of Abuja in Nigeria

Country Nigeria
Dhul xad lehFederal Capital Territory (Nigeria)
Founded1828
Dowlada
 • MinisterBala Mohammed
Area713 km2 (275 sq mi)
 • Land713 km2 (275 sq mi)
Joogga840 m (2,760 ft)
Tirada dadka

(2012)[1]

 • Magaalo979,876
 • Cufnaanta dadka1,400/km2 (3,600/sq mi)
 • Metro3,000,000
 [2]
Aag saacadeedUTC+1 (WAT)
Postal code

900211 to 900288

Websitefct.gov.ng

Abuja waa caasimada dalka Nayjeeriya waxayna dhacdaa bartamaha,waxaana kunool kudhawaad 1,924,000 lagos waxa ay kamid tahay caasimadaha dib loo aas aasay ee cusub, waxaana la biloobay sideetanaatkii qarnigii hore waxayna noqotay caasimad 12 dec, 1991. Waxaa ku yaal halka laga xakumo dalka, sidoo kale maxkamadda sere iyo xaunta golaha qaranka, wali ilaa iyo hadda si fiican uma dhisna oo lama dhamaystirin.

  • Abuja waa magaalo ujeedo loo dhisay.*Abuja waxay helaysaa xiiso inta lagu jiro usbuuc dhamaadka.
  • Abuja waxay hoy u tahay shirkado badan oo sarsare iyo hay'ado shirkadeed oo ku yaala Nigeria, W. Africa.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Abuja.
  1. "Nuqul Archive" (PDF). Policy and Legal Advocacy Centre. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 19 March 2013. Soo qaatay 10 June 2012.
  2. "Nuqul Archive". Stay in Abuja dot com. Waxaa laga kaydiyay the original 2011-12-04. Soo qaatay 2014-09-22.

[1]. [2] [3]. [4].

  1. https://versus.com/en/abuja
  2. https://kids.kiddle.co/Abuja
  3. https://hotels.ng/guides/city-guide/abuja-travel-guide/
  4. https://www.propertypro.ng/blog/5-things-you-didnt-know-about-the-capital-of-nigeria/