so.wikipedia.org

Antananarifo - Wikipedia

Coordinates: 18°56′S 47°31′E / 18.933°S 47.517°E

Antananarifo

Antananarifo waa caasimada dalka Madagaskar, waana xarunta ganacsiga ee dalka. waxaana degan dad gaaraayo ilaa 903,450 oo qof.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

Caasimadaha dawladaha Afrika