Ciraad (midab) - Wikipedia
![](https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/bd/Color_icon_blue.svg/220px-Color_icon_blue.svg.png)
Ciraad ama cirdhow (Af Ingiriis : blue;) waa Midab ka mid ah Midabada Asaasiga.
Calanka Soomaaliya waa baluug oo dhaxda xidig cad ku leh.
Cirka waa baluug iyo Badda.
Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah. Waa kalar runta iyo wax qarsoonaan badan leh, waa kalar xasuus dheeraad leh.Waa kalar indhaha uroon.
Midabo Kale
Dhamaan Midabada |
| ||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Sayniska Midabada |
|