so.wikipedia.org

Isuduwaha Waqtiga Caalamiga - Wikipedia

Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso.

Kani waa maqaal ku saabsan Isuduwaha Wakhtiga Caalamiga ah. Boga UTC waxaa laga soo toosiyay halkan.

maabka gobolada isku wakhtiga ah

Isuduwaha Waqtiga Caalamiga, UTC (Af-Talyaani: Tempo coordinato universale, Af-Ingriis: Coordinated Universal Time) waa halbeegga ugu sareeya ee lagu cabiro deegaanada wadaaga saacada. sidoo kale waxaa loo yaqaan waqtiga madaniga ama rayadka UTC.