Lagos - Wikipedia

Lagos, Laagoos Nigeria (ingiriis: Lagos, Carabi: waa magaalo-xeebeed ku taala koonfurta wadanka Nayjeeriya taasi ooy ku nool yihiin dad ka badan 13 milyan. Dadka (Tirakoobka 2015)
• Metropolis 23m • Qiyaasta (2018). Magaalada Lagos waa magaalada ugu dadka badan wadanka Nayjeriya, waa magaalada labaad ee ugu koritaanka weyn qaarada Afrika iyo tan todobaad ee ugu xawaaraha dheer xaga fidida iyo koritaanka ee aduunka oo dhan.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.