Qoor - Wikipedia
![]() Qoorta aadanah | |
Details | |
---|---|
Artery | Qoor |
Identifiers | |
Latin | collum |
NeuroNames | {{{BrainInfoType}}}-{{{BrainInfoNumber}}} |
Dorlands /Elsevier | Neck |
Anatomical terminology |
Qoor (ingiriis: Neck, af-carabi العنق) waa qeyb ka mid ah qaab-dhismeedka guud ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Qoortu waa xubinta isku xidha madaxa iyo jidhka intiisa kale.
Qoortu waxay ka samaysan tahay lafo, hunguri, dhuumo, carjoow, jiidh, xidido, hilib iyo xubno kale.
![](https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/da/Musculi_coli_base.svg/220px-Musculi_coli_base.svg.png)
lafaha qoorta ayaa ka kooban 7 qayb oo kana mid lafaha dhabarka, labo walba oo lafahaas ka mida waxaa u dhexeeya carjaw
- Neck
- American head and neck
- anatomywiz.com Archived Luuliyo ama Luulyo 9, 2007 // Wayback Machine
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.